(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor & Danjire Nicolas Barlenge?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Barlenge. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska xog wareystay arrimo dhowr ah oo ay ka midyihiin Doorashada dalka iyo ahmiyadaha Galmudugta cusub iyo mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka wadaan Galmudug. Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay teegaarada … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor & Danjire Nicolas Barlenge?